
Xalqadan waxaan kula sheekaysanaynaa Cabdalla Sh. Axmednuur, Madaxa Maaliyadda ee Hormuud. Cabdalle marka hore waxa uu xalqaddan innagula wadaagayaa macluumaad muhiim ah oo ku saabsan suuqa shaqada. Intaas kedib waxa aan kala sheekaysanayaa suuqa shaqada ee Soomaaliya, fursadaha ka jira, caqabada ku horgudban dhallinyarada shaqo raadiska ah, waxyaabaha ay shirkahada waaweyn sida Hormuud ay uga baahanyihiin dadka shaqo-doonka ah iyo waxyaabo kale. Dhagaysi wanaagan!
Podzilla Summary coming soon
Sign up to get notified when the full AI-powered summary is ready.
Free forever for up to 3 podcasts. No credit card required.

Episode 6: Xalqad Gaar ah | Karti & Kalsooni | Mohamed Omer

Episode 5: Xalqadda 4aad | Abdirahman Kahin | Founder, Afro Delli

Episode 4: Xalqadda 5aad | Naima Mohamoud | Co-founder, ENZA HOMES - Somalia

Episode 3: Xalqadda 3aad | Najiib Abdullahi | Co-founder, Beydan
Free AI-powered recaps of BUUNDO and your other favorite podcasts, delivered to your inbox.
Free forever for up to 3 podcasts. No credit card required.